Berbera (WJN)- Maayirka magaalada Berbera Cabdishakuur Cidin ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka hadley warar sheegaya in wakiilka Midawga Yurub u qaabilsan Soomaaliya uu Lacag loogu tala galay in lagu horumariyo magaalada Berbera oo lagu saxeexay Muqdisho in la gudoonsiiyay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka