Addis Ababa (WJN)- Jawar Mohamed oo ahaa ninkii ka dambeeyay isbadalka dalka Itoobiya ee lagu doortay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed islamarkaana ah siyaasi sheegta inuu u dhaqdhaqaaqo danaha Oromada, ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadley damaciisa siyaasadeed ee dalka Itoobiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka