Jawar Mohamed oo Ka Hadlay Damaciisa Siyaasadeed Ee Itoobiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jawar Mohamed oo Ka Hadlay Damaciisa Siyaasadeed Ee Itoobiya
October 25, 2019 - Written by Editor:

Addis Ababa (WJN)- Jawar Mohamed oo ahaa ninkii ka dambeeyay isbadalka dalka Itoobiya ee lagu doortay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed islamarkaana ah siyaasi sheegta inuu u dhaqdhaqaaqo danaha Oromada, ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadley damaciisa siyaasadeed ee dalka Itoobiya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS