WAJAALE NEWS

Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka Oo Baadhitaano Ka Bilaabay Wasaaradda Waxbarashada Iyo Waxa Laga Filan karo!

HARGAYSA(W,N)-Hanti dhawrka guud ee qaranka ayaa baadhitaano ka bilaabay wasaarada waxbarashada Somaliland oo musuq maasuq baahsani hadheeyay.

Masuuliyiinta wasaarada waxbarashada Somaliland oo dareeno musuq maasuq hadheeyay islamarkaana lunsaday dhaqaale faro badan oo loogu talo galay sidii kor loogu qaadi lahaa waxbarashada ay dawladu maamusho.

Sidoo kale masuuliyiinta wasaarada waxbarashada ayaa lunsaday xataa dhaqaalihii loogu talo galay macalimiinta dawlada ee xaqul ciidka taasi oo gabi ahaanba aan gaadhi macalimiintii,

Hadaba maxaa laga filan karaa badhitaanada ay ka wadaan xafiisa hantidhawrka guud wasaarada waxbarashada?

HALKAN KA DAAWO FALANQAYNTA BADHITAANKA WASAARADA WAXBARSHADA ;

Exit mobile version