|
|||||
WAJAALE NEWS
Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka Oo Baadhitaano Ka Bilaabay Wasaaradda Waxbarashada Iyo Waxa Laga Filan karo!
October 1, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Hanti dhawrka guud ee qaranka ayaa baadhitaano ka bilaabay wasaarada waxbarashada Somaliland oo musuq maasuq baahsani hadheeyay.
Masuuliyiinta wasaarada waxbarashada Somaliland oo dareeno musuq maasuq hadheeyay islamarkaana lunsaday dhaqaale faro badan oo loogu talo galay sidii kor loogu qaadi lahaa waxbarashada ay dawladu maamusho. Sidoo kale masuuliyiinta wasaarada waxbarashada ayaa lunsaday xataa dhaqaalihii loogu talo galay macalimiinta dawlada ee xaqul ciidka taasi oo gabi ahaanba aan gaadhi macalimiintii, Hadaba maxaa laga filan karaa badhitaanada ay ka wadaan xafiisa hantidhawrka guud wasaarada waxbarashada? HALKAN KA DAAWO FALANQAYNTA BADHITAANKA WASAARADA WAXBARSHADA ; Related posts:DAAWO; Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Sheegay In Ay Soo Dhawaynayaa Shirka Beesha Ciise Muuse E... Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Cabdirasaaq Khaliif Oo Ku Sugan Magaalada Jig Jiga Iyo Xogaha Laga ... DAAWO;-Dadwaynaha Deegaanka Maqaaxida Inanta Oo Siwayn Uga Cawday Dhul Boob Iyo Tacadi Uu Ku Hayo Xi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|