WAJAALE NEWS

Gabiley: Amaro La Dul Dhigay Gadiidleyda Bajaajta

Gabiley (WJN)- Saraakiisha sar sare ee Ciidamada nabad geliyada ee gobolka Gabiley oo maanta kulan ku yeeshay xafiiskooda magaaladaasi, ayaa waxa ay maanta amaro cul clus dul dhigeen dhamaan gaadiidlayda Bajaajta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version