ADIS-ABABA(W,N) Raysal wasaarahadalka Itoobiya ayaa maanta kulan layeeshay hogaanka sare ee jabhada ONLF Kaasi oo ka dhacay caasimada dalka Etoobiya ee Adis ababa.
Kulankan ayaa lagaga wada hadlay qodobo muhiim ah oo ku saabsan sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqayta dawlada fadaraallka itoobiya iyo Jabhada Onlf
Waxaana kulan ka faah faahin ka bixiyay Xoghayaha jabhada onlf
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/clHeIy4XQUU