HARGAYSA(W,N)- Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare iyo masuuliyiin kale oo ka socday wasaarada waxbarashada ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu sii sabootiyay 450 arday oo deeq waxbarsho ka helay dalka itoobiya.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;