WAJAALE NEWS

DAAWO;-Sunta Daawooyinka Iyo Khatarta Aafada Dahsoon Ee Somaliland Loo Iibkeeno!

HARGAYSA(W,N)-Warbixin laga diyaariyay dawooyinka dalka la keeno iyo khatarta caafimaad ee ku lamaan.

Midkamida Dhakhaatiirta aqoonta uleh arimaha caafimaadka ayaa daboolka ka qaaday indalka la keeno dawooyin copn ah kuwaasi oo badan ay isticmaalaan caruurta yar yar iyo dadka kaleba  iyagoo ka dhaxla khatar caafimaad islamarkaana aan lahayn wax daawayn ah cudurkii.

Sidoo kale Warbixintan ayaa banaanka keentay daawooyin Iyo kiniino dunida laga mamnuucay oo Somaliland la keeno/

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;

Exit mobile version