WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay In Aanu Doorasho Dalka Qabsoonta Diyaar U Ahayn.

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo kamid ah Siyaasiyiinta reer somaliland ee inta badan ka hadla xaalada dalka ayaa ka dayriyay in aanu suurto gal ahayn in dalka doorasho ka qabsoonta

Siyaasi rashiid jaamac dhari ayaa dib udhac kasta oo ku yimaada doorashada Ku eedeeyay madaxwaynaha Somaliland oo uu sheegay in aanu doorasho diyaar u ahayn. Isagoo usobobeeyay laba xubnood ee uu soo xulay ee muranka ka dhex isgaadhay xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version