WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo sheegay In Maamulka Somaliya Waali ka Qaadeen Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya + Sida Ay Uga Dareen Celiyeen Dunidu!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha somaliand maxamed kaahin ayaa ka hadlay heshiiskii dhawaan madaxwaynaha Somaliland lasoo galay dawlada itoobiya oo uu sheegay in maamulka somaliya waali ka qaadeen,

Sidoo kale wasiir kaahin ayaa sheegay in madaxwaynaha somaliya cadeeyay in aanay itoobiya bad udiidanayn balse ay kazoo horjeedaan heshiiska ay la gashay Somaliland

Dhanka kale wasir kaahin ayaa soo bandhigay sida dawlada maraykanku uga soo horjeedsatay hadalkii ilhaan cumar ku dhaleecaysay heshiiska Somaliland iyo itoobiya!

Exit mobile version