CEERGAABO(W,N)- Maayarka magaalada ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa ka haday sobobta aan wali ceerigaabo ka uga hirgalin mashruuca GPLG isagoo xukuumada ku dhaliilay sobobta uu uga shaqayn waayay isagoo ka shaqeeya magaalooyinka Galbeedka Somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;