HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid (soltelco) ayaa awaamiir culus dhul dhigay dadka ajaanibka eek u sugan caasimada iyaga oo amray in ay si deg deg ah iskaga diwaan galiyaan wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada
Sidoo kale maayarka casimada ayaa Ka qashinta daadsan wadooyinka oo uu sheegay in tahay waajib wada saran shacabka iyo masuuliyiinta
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/E3SsYTMYiSI