|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Awaamiir Culus Dhul Dhigay Shaqaalaha Ajaanibka ah,
October 21, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid (soltelco) ayaa awaamiir culus dhul dhigay dadka ajaanibka eek u sugan caasimada iyaga oo amray in ay si deg deg ah iskaga diwaan galiyaan wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Sidoo kale maayarka casimada ayaa Ka qashinta daadsan wadooyinka oo uu sheegay in tahay waajib wada saran shacabka iyo masuuliyiinta HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/E3SsYTMYiSI Related posts:“Waddani keligii Ma Laha Awood Sharci Ama Sharci Darro Uu Ku Hor Joogsan Karo Doorashada eh, Ma Wuxu... WAR DEG DEGA;Isku dhac Dhalinyarada kubada ah oo hal Qof ku geeriyooday Xaafada Jigjiga yar+ciidamad... Daawo: Abwaan Baarleex Oo Xanuun Wadnaha Ah Asiibay Waxan Uu Fariin U Diray Xukuumada Somaliland. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|