WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudida Beelaha Direed Oo Ka Hadlay Dagaal Canfarta Iyo Somalida Ku Dhexmaray Deegaanada Itoobiya!

HARGAYSA(W,N) Gudida beelaha direed oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargaysaa ayaa ka hadlay dagaal dhawaan ku dhexmaray deegaanada itoobiya qoomiyadaha canfarta iyo somalida ee wada dega itoobiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Gudida Beelaha Direed oo Ka Hadlay Dagaal Dhexmaray Canfarta Iyo Soomaalida.

 

Exit mobile version