JIG JIGA(W,N) Shacabka ku dhaqan magaada jig jiga ee dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa maanta iskugu soo baxay banaan bax ay kaga soo horjeedaan dad Somali ah oo lagu laayay dhulka canfartu degto
Banaan baxan ayaa fariin culus loogu diray shacabka canfarta iyo dawlada dhexe ee itoobiya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;