Hargeysa (WJN) – Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mida siyaasiyiinta Madasha-wadatashiga iyo toosinta Somaliland, ayaa si weyn uga soo horeestay wadahadal lala galo maamulka Xamar.
Sidoo kale, Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka hadley kulan dhexmaray Siyaasiyiin ka soo jeeda Soomaaliya iyo masuuliyiin ka tirsan Xisbiyada KULMIYE iyo UCID.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wajaalenews Desk
Hargeysa Office
Wajalenews@gmail.com