HARGAYSA(W,N)- Xildhibaan indho indho oo katirsan golaha guurtida somaliland ayaa eedo culus ujeediyay garyaqaanka guud ee qaran isagoo ku eedeeyayin uu galay shaqadii xeer dajinta kana soo gudbay xadkii uu lahaa
Sidoo kale xildhibaan indho indho ayaa ka hadlay galdaloolooyinka ka muuqda xeer ismaamulka iyo degmooyinka ee golaha baarlamaanku hore ugu soo gudbiyeen glaha guurtida
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;