HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Canter Oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa dhaliilay qaabka xukuumadu uqaybisay qaadhaanka abaaraha ee ay ugu talo gashay gobolada bari oo uu sheegay in lacago uun ay udhiib dhiibtay dad gaar ah oo aan xataa lahayn cid kala xisaabtamaysa
Sidoo kale siyaasi cali canter ayaa waftigii madaxwayne kuxigeenka Somaliland ugu baxay gobolada bari uu ka tagay wasiiradii kazoo jeeday gobolada bari ee uu socdaalka kusoo maray
Dhanka kale siyaasi cali canter ayaa soo dhaweeyay dhaamka ay xukuumadu ka hirgalisay gobolka gabiley isagoo sheegay in gobolada bari ay xukuumadu ka hirgalisan uun saldhigyo ciidan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;