WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Laba Sarkaal Oo Shalay Shil Baabuur Ku Geeriyooday!

HARGAYSA(W,N)- Aas qaran ayaa maanta magaalada hargaysa loogu sameeyay alle ha,unaxariistee laba sarkaal oo kamid ahaa ciidanka dab damiska oo ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay tuulada halaya

Aaska ayaa waxaa ka qaybgalay wasiiro, maamulka dawlada hoose iyomaamulka ciidanka dab damiska

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version