WAJAALE NEWS

Cabdi Iley Oo Markale La Horkeenay Maxkamada,Kuna Dooday In Aanu Wax Danbi Ah Galin!

Adis Ababa(W,N)-Madaxwaynihi hore ee dawlad deegaanka somalida itoobiya Cabdi Muxumed (Cabdi Iley) oo markale maxkamada la horkeenay ayaa sheegay in aanu wax danbi ah ka galin shacabka uu madaxwaynaha u ahaa.

Sidoo kale cabdi iley ayaa maxkamada ka dalbaday in ay xoriyadiisa usoo celiso.

Cabdi ayaa waxaa xabsi u taxaabay raysal-wasare abiy axmed iyadoolagu eedeeyay in uu mudadii uu xilka hayay gaystay tacadiyo iyo gabood fal siyaasadeed,

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version