Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Maxamed Faarax (Qabiile) oo ka tirsan mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa waxa uu soo bandhigay arin uu Markhaati ugu qabsaday Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay labadooduba goob joog u ahaayeen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka