WAJAALE NEWS

Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kala Saxeexday Heshiis Ku Saabsan Horumarinta Warbaahinta Ah!

ADIS ABABA(W,N)-Dawlada Somaliland iyo dalka Itoobiya ayaa kala sexeexday heshiis ku saabsan iskaashiga  dhinaca warbaahinta  ah.

Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyi galinta jsl maxamed muuse diiriye iyo saraalkiil ka tirsan wasaarada oo maalmihii udnbeeyay safar shaqo ku joogay caasimada dalka itoobiya ee Adisababa ayaa heshiis ku saabsan iskaashiga horumarinta warbaahin la sexeexday mareeyaha wakaalada warbaahinta dalka itoobiya,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version