|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kala Saxeexday Heshiis Ku Saabsan Horumarinta Warbaahinta Ah!
September 20, 2019 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N)-Dawlada Somaliland iyo dalka Itoobiya ayaa kala sexeexday heshiis ku saabsan iskaashiga dhinaca warbaahinta ah. Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyi galinta jsl maxamed muuse diiriye iyo saraalkiil ka tirsan wasaarada oo maalmihii udnbeeyay safar shaqo ku joogay caasimada dalka itoobiya ee Adisababa ayaa heshiis ku saabsan iskaashiga horumarinta warbaahin la sexeexday mareeyaha wakaalada warbaahinta dalka itoobiya, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Faah Faahinta; Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobobay Weerar Ismiidaamin ah Oo Ka Dhacay Muq... “Hadalka Wasiirka Warfaafintu, Wuxuu Ina Tusayaa Sida Aanay Xukuumadu Uwada Socon”Siyaasi Cali Guray... Amnesty International Oo Dawlada Eritrea Ku Eedaysay Inay Xasuuq Ka Gaysatay Gudaha Dalka Itoobiya! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|