WAJAALE NEWS

Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Berbera Iyo Khasaaraha Dhimasho & Dhaawac Ee Uu Sobobay!

BERBERA(W,N)- Alle Ha,unaxariistee laba qof ayaa ku geeriyooday shil gaadhi noociisu yahay noaha oo maanta ka dhacay duleedka galbeed ee magaalada berbera kaasi oo sobobay dhimashada laba qof iyo laba kale oo dhaawac ah.

Shilkan ayaa waxaa ku geeriyooday wadihii gaadhiga iyo marxuum kale

Taliyaha ciidanka taraafikada Gobolka saaxil iyo badhasaabku xigeenka ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha uu sobobay shilkan gaadhi iyo magacyada labada marxuum ee ku geeriyooday iyo kua dhaawac ahba.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version