Hargeysa (WJN)- Xoghayaha arimaha dibada ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa waxa uu si adag uga hadley xaalada guud ee Somaliland.
Ramaax ayaa sheegay in tan iyo markii uu talada dalka la wareegay Madaxweyne Biixi ay Somaliland ka haajireen 1,500 oo qof sababo la xiidha amni daro iyo dhaqaale la’aan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka