WAJAALE NEWS

Madaxwayne Arin Madaxda Caalamka ka Yaabisay ka Codsaday Xili Uu Khudbad Jeedinayay!

HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha Dalka El Savadour,Nayib Bukele Ayaa Khudbadiisa uu Ka Jeedinayay Xarunta Qaramada Midoobay Ka Hor Inta uusan Bilaabin Lasoo Baxay Mobelkiisa Isagoo Ka Codsaday madaxda Dalalka Kasoo Qayb Galay Shirka Inay Waxyar Sugaan Si uu Sawr Selfie ah Isaga Qaado.

Khudbadiisa Waxa uu Ku Sheegay Inuu Sawrkiisa La Wadaagay Shabakada Dunida Ugu Saamaynta Badan ee Internet.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version