WAJAALE NEWS

“Ma Dhici Doonto Gabadh Danbe Oo Dhaqankaa Xun Lagula Kaco”Wasiirka Diinta Awqaafta Somaliland.

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland sheikh khaliil oo golaha guurtia hor tagay ayaa ka hadlay qorshayaasha uyaala wasaarada diinta iyo awqaafta isagoo ka hadlay waxa ka wasaarad ahaan uga qorshaysan falalka lagula kaco haweenka oo uu shaaciyay in aanay dhici doonan falal dhaqan xumo ah oo gabadhaha la kula kacaa cidii lagu kacana ay heli doonta magdhow

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version