HARGAYSA(W,N)-Abwaan Cali duul duul oo kamid bulshada reer Somaliland ee mudooyinkan danbe sida wayn u naqdiya hadalada siyaasiyiinta iyo masuuliyiinta xilalka qaranka haya ayaa siwayn lafo guray weedhaha kasoo yeedha wasiirka biyaha saleebaan cali koore oo uu sheegay in uu si sharciga ka baxsan u eryay 12 shaqaale ah oo isku beel ah taasi oo uu ku eedeeyay in uu ku kacay tacadi wixii uu sheegayayna ay noqotay gole kaga kac.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;