WAJAALE NEWS

Haay’adda Shaqaalaha Dowlada Oo Imtixaan ka qaaday 33 Tartame Iyo Boosaska Ay Utartameen!

HARGAYSA(W,N)-Haayada shaqaalaha dawlada Somaliland ayaa maanta imtixaan ka qaaday 33tartame oo Utartarmi doona 7boos oo Ka banaan haayada dhowrista Tayada,

Gudoomiyaha haayada shaqaalaha ayaa ka hadlay sida ay uga og,an tahay in cadaalad ay noqdaan wixii imtixaan ah ee loo galayo haayadaha dawlada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version