WAJAALE NEWS

Gudida Beelaha Garxajis oo Ka Hadley Dib U Dhaca Shirkii Beesha Habarjeclo Gogoshiisa Dhigtay

Hargeysa (WJN)– Madax-dhaqameedka, Salaadiinta iyo Waxgaradka Beelaha Garxajis oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa waxaa ay ka hadleen dib u dhac ku yimi Shirweynihii dhawaan ka qabsoomayay magaalada Burco ee ay dhigeen beesha Habar Jeclo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version