WAJAALE NEWS

Golaha Guurtida Somaliland oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimid Abwaan Yuusuf Shaacir

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Hargeysa (WJN)- Gudoomiyah gudida joogta ah ee golaha Guurtida Somaliland Siciid Cabdilaahi oo maanta warbaahinta kula hadlayay magaalada Hargeysa, ayaa jawaab adag ka bixiyay eedaymo Abwaan Yuusuf Shacir u soo jeediyay golaha Guurtida.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Jawaabay Eedaymo Uga Yimid Abwaan Yuusuf Shaacir

Exit mobile version