WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Dhagax Dhigtay Dhismaha Wado Isku Xidhaysa Gabiley Iyo Deegaanka Caada.

GABILEY(W,N)-Xubno kamid ah golaha wasiirada Somaliland iyo maamulka gobolka gabiley ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wado isku xidhaysa magaalada Gabiley iyo deegaanada waqooyiga ee gobolka gabiley.

Dhismaha wadada ayaa waxaa Somaliland ka caawinaysa haayada Save the Children,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version