WAJAALE NEWS

Fanaanada Maryan Mursal oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cisbitaalka Ku Yaala Hargeysa

Hargeysa (WJN)- Fanaanada caanka ah ee Maryan Mursan Ciise oo ka mid ahayd Fanaaniintii waa weynayd ee Hobaladii Waaberi ayaa xanuun caafimaad oo soo wajahay ayaa maanta loo dhigay Cisbitaal ku yaala magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version