Fanaanada Maryan Mursal oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cisbitaalka Ku Yaala Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Fanaanada Maryan Mursal oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cisbitaalka Ku Yaala Hargeysa
September 21, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Fanaanada caanka ah ee Maryan Mursan Ciise oo ka mid ahayd Fanaaniintii waa weynayd ee Hobaladii Waaberi ayaa xanuun caafimaad oo soo wajahay ayaa maanta loo dhigay Cisbitaal ku yaala magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS