CEERGAABO(W,N)- Odayaasha iyo waxgaradka deeganada ay ku sugan tahay jabhada col caare ayaa ka hadlay mawqifkooda nabadgalayada iyo taageerada ay uhayaan madaxdhaqameedka beelaha habar yoonis ee ku jiraydhex dhexaadinta xukuumada iyo col caare
Sidoo kale waxgaradkan ayaa shaaciyay sida ay ugu diyaarka yihiin ilaalinta nabadgalayada iyo wada jirka somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAN;