WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shir Waynihii Technolajiyada Somaliland Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Qodobada Kasoo Baxay!

HARGAYSA(W,N) Shirka horumarinta technolajiyada somliland oo laba cisho ka socday magaalada hargaysa ayaa maanta lasoo gabo gabeeyay kaasi oo ay soo agaasintay wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyadu.

Shirkan ayaa gunaanadkiisii laga soo saaray war murtiyeedkaasi oo diirada lagu saaray waxyaabihii lagaga dooday shirka iyo waxyaabaha loo baahan yahay mustqabalka dhow.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version