WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maxaad Kala Socotaa Xadiga Miisaaniyada Komishanka Doorashooyinka Qaranka! Aqoonyahan Mustafe.

HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan Mustafe Cabdiraxmaan Habane oo kamid Dhalinyarada reer somailand ee dalka wax ku baratay islamarkaana barnaamijka maamul wanaag ku falanqeeya miisaaniyadaha haayadaha dawlada iyo sida loo isticmaalo taasi Bulshada u iftiimisay banaankana keentay sida loo lunsado hantida qaranka,

Aqoonyahan mustafe ayaa falanqayn kusameeyay xadiga miisaaniyada komishanka doorashooyinka Qaranka iyo tirade haayadaha muhiimka ee ay ka miisaaniyad badan tahay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKA IYO AQOONYAHAN MUSTAFE;

Exit mobile version