WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madax-dhaqameedkii Dhexdhexaadinta Xukuumada Iyo Col Caare Ku Jiray Oo Lagu Soo Dhaweeyay Hargaysa!

HARGAYSA(W,N) Madax dhaqameed uu hogaaminayo Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo mudo gobolka sanagaa ugu maqnaa dhexdhexaadinta xukuumada somaliland iyo jabhada col caare ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada hargaysa.

Madaxdhaqameedkan ayaa lagu sheegay ujeedada sidii ay kulan ula qaadan lahaayeen madaxwaynaha somaliland kaasi oo la xidhiidha sidii loosoo afjari lahaa arintacol caare,

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

Exit mobile version