WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Gobolka Iyo Madax-Dhaqameed Bilaabay Barnaamij Lagu Cidhibtirayo Colaadii Koonfurta Sool.

LAASCANOOD(W,N)- Badhasaabka gobolka sool, taliyaha qaybta ee ciidanka booliska iyo qaranka oo ay weheliyaan madaxdhaqameedu ayaa bilaabay barnaamij lagu dhicibtirayo colaadii beelaha koonfurta gobolka sool Ayaa kormeer ku tagay deegaanada Dhumay iyo meelihii ay ka dhacay colaadaasi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN;

https://youtu.be/e2eLU4bKutE

Exit mobile version