WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Abaalmarino Qaaliya Gudoonsiiyey Ardeydii Kaalmaha Hore Gashay!

HARGAYSA(W.N) Maamulka guud ee dugsiyada Nuuraadiin ayaa qabtay munaaibada sanad dugsiyadeeda sanad kaasi oo  abaalmarino qaaliya iyo hadiyado lagu  gudoonsiiyay Ardaydii dugsiga ee sanadkan kaalmaha hore ka gashay imtixaankii shahaadiga ahaa Ee Dalka.

Waxaana munaasibadan kasoo qaybgalay  Hogaamiyaha Xisbiga Wadani gudoomiyaha xisbiga ucid Abwaano, Iyo Aqoonyahan Tiro badan iyo waalidiinta ardayda dugsiga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version