|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Abaalmarino Qaaliya Gudoonsiiyey Ardeydii Kaalmaha Hore Gashay!
September 4, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N) Maamulka guud ee dugsiyada Nuuraadiin ayaa qabtay munaaibada sanad dugsiyadeeda sanad kaasi oo abaalmarino qaaliya iyo hadiyado lagu gudoonsiiyay Ardaydii dugsiga ee sanadkan kaalmaha hore ka gashay imtixaankii shahaadiga ahaa Ee Dalka.
Waxaana munaasibadan kasoo qaybgalay Hogaamiyaha Xisbiga Wadani gudoomiyaha xisbiga ucid Abwaano, Iyo Aqoonyahan Tiro badan iyo waalidiinta ardayda dugsiga.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO:Madaxa Shirkada Dp World Oo Waraysi Uu BBCda Siiyay Kaga Hadlay Maalgashiga Somaliland Ee Deke... DAAWO; Warbixin Laga Diyaariyay Xafladii Uu xilka kula Wareegay Madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland Iy... DAAWO;-Ururka Qareenada Jsl Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Siidayso, Gaadiidkoodana Uceliso Dadkii Qa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|