|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyo Xukuumada Oo Udiiday In Uu Madaarka Ka Hadlo!
July 18, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynihii hore ee somaliland Daahir Rayaale Kaahin ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday iyagoo madaar cigaal ay kusoo dahweeyeen siyaasiyiin iyo xldhibaano katirsan golaha wakiilada Madaxwaynihii hore ee jsl ayaa markii uu kasoo degay madaarka cigaal ayaa waxay xukuumada madaxwayne biixi udiiiday in uu warbaahinta kula hadlo madaar Dhanka kale daahir riyaale ayaa warbaahinta kula hadlay gurigiisa isagoo su;aal laga waydiday diidmada madaarka kaga jawaabay in warbaahintu soo waydiiso sobobta cidii bixisay amarka loogu diiday. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:DAAWO;-Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Qorshaynta Oo Koormeer Ku Tagay Mashaariic Hormarineed Oo Laga H... “Cirro Waxaan Leyahay Sheekh Aadan-Siiro Hadaad La Jeceshahay Kursi Siyaasaded, Musharaxa Kowaad Ee ... “Waxaa Muuqata In Shacabka Somaliland Ay Ka Daaleen Qabyaaladii, Oo Ay Tusaale Utahay Sida Ay Udoor... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|