WAJAALE NEWS

DAAWO;-Boqor Buur-madow Oo Shaaciyay In Ay Samaysanayaa Ciidamo Iyo Jeel Ugaara+Sobobta!

“Arinka Ceel Afwayn Dawladu Nabad Kama Rabto Abnigeedana Sugi Mayso”Boqor Buurmadow.

Dadka Somaliland Waxaan Ucadaynayaa Masuuliyad Darada Ka Jirta ceel Afwayn Xukuumada  ayaa Masuul ka ah”boqor cismaan buurmadow

HARGAYSA(W,N)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow oo kamid madax Dhaqameedka Gobolada bari iyo deegaanka ceel afwayn ee colaadiisu soo noq noqotay ayaa shacab reer somaliland ucadeeyay cida ku guul daraysatay nabadaynta ceel afwayn isagoo ku eedeeyay xukuumada madaxwayne biixi

Sidoo kale bqoqor buur madow ayaa usoo jeediyay beesha ay wada degaan deeganada colaadu ka taagan tahay in ay iskugu yimaadaan shir kaasi oo ay ku samaysan doonaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version