WAJAALE NEWS

Af-hayeenkii Hore Madaxtooyada oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay In Uu Wasaaradaha Qaarkood U Raro Gobolada Bariga

Hargeysa (WJN)- Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr) oo xukuumadii Siilaanyo ka soo qabtay Wasiirka Ganacsiga iyo Afhayeenka Madaxtooyada ayaa waxa uu sheegay in gobolada Galbeedka iyo gobolada Barigu ay aad u kala hadheen.

Dhinaca kale, Xuseen Dayr ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u soo jeediyay in uu Wasaarada qaar uu u raro gobolada Bariga Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version