|
|||||
WAJAALE NEWS
Af-hayeenkii Hore Madaxtooyada oo Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay In Uu Wasaaradaha Qaarkood U Raro Gobolada Bariga
September 30, 2019 - Written by Editor:Hargeysa (WJN)- Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr) oo xukuumadii Siilaanyo ka soo qabtay Wasiirka Ganacsiga iyo Afhayeenka Madaxtooyada ayaa waxa uu sheegay in gobolada Galbeedka iyo gobolada Barigu ay aad u kala hadheen. Dhinaca kale, Xuseen Dayr ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u soo jeediyay in uu Wasaarada qaar uu u raro gobolada Bariga Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|