WAJAALE NEWS

Xisbiga Ucid Oo Wasaarada Maaliyada Ku Eedeeyay Cashuur Sharci Daro Oo Ay Dul Dhigtay Shacabka

HARGAYSA(W,N) Xisbiga ucid ayaa ayaandaro ku tilmaamay xukuumada somaliland iyo wasaarada maaliyadu kala garan waydo dadka ay cashuurta saarayso balse aad moodo in maraykan u haystaan dadka aycashuurta ka qaadayaan

Xisbiga ucid ayaa cashuuraha xaddhaafka ah ee wsaarada maaliyadu ay tahay golahii wakiilada oo aan jirin wax shaqo ahna u haynin umada

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version