HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada ganacsiga somaliland maxamuud xasan sacad saajid ayaa ka dareen celiyay go,aanka shaqo joojinta ah ee ay sameeyeen wakiilada maraakiibta dekeda berbera oo maalintii shalay ahaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen shaqadii
Wasiirka wasaarada ganacsiga ayaa ku han jabay hadiii ay wakiiladu markiibtu sabtida shaqada bilaabi waayaan in ay cid kale siin doonaan ogolaansho.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;