WAJAALE NEWS

Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Iyo Arimaha Dastuurka Oo Gobolka Gabiley Ka Bilaabay Barashada Dastuurka jsl.

Gabiley (WJN)- Wasaarada xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland  ayaa magaalada Gabiley ka daah-furtay wacyi gelin ku saabsan barashada Dastuurka.

Waxaa munaaasibadan goobjoog ka ahaa Wasiirka  wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka, Agaasimaha guud ee Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha, Wasiirka wassaarada Isgaadhsiinta, Maamulka gobolka Gabiley iyo dadweynaha magaaladaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/Co9634aaq8I

Exit mobile version