Hargeysa (WJN)- Wariyaha caanka ah ee ka hawl geli jiray Idaacada laanta afka Soomaaliga ee BBC-da Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa waxa uu si qoto dheer ugaa waramay dhacdo cajiiba oo uu magaalada Boorama uu ku arkay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka